Ammaanka Buundooyinka kuyaalla magaalooyinka Hirshabelle oo si weyn loo adkeeyay

Ammaanka buundooyinka kuyaalla magaalooyinka waa weyn ee maamulka Hirshabelle ayaa saacadihii lasoo dhaafay si weyn loo adkeeyay, waxaana jirta cabsi laga qabo in qaraxyo lagu weeraro buundooyinkaasi. Sida aan wararka ku helnay ammaanka buundooyinka kuyaalla magaalooyinka Baladweyn, Buulaburde, Jalalaqsi, Jowhar iyo Balcad ayaa si weyn loo adkeeyay, waxaana dhinacyada buundooyinkaasi la dhigay ciidamo ammaanka suga. … Continue reading Ammaanka Buundooyinka kuyaalla magaalooyinka Hirshabelle oo si weyn loo adkeeyay